Kitaabka Quduuska Ah

Xaakinnada 21:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Benyaamiinna sidii bay yeeleen, oo waxay intii tiradoodu ahaydba naago ka qaateen kuwii cayaarayay, oo way la tageen; oo waxay tageen oo ku noqdeen dalkoodii ay dhaxalka u heleen, oo magaalooyinkiina way dhiseen oo degeen.

Xaakinnada 21

Xaakinnada 21:15-25