Kitaabka Quduuska Ah

Xaakinnada 21:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay aabbayaashood ama walaalahood noo soo cawdaan, waxaannu iyaga ku odhan doonnaa, Warroy raalli nooga ahaada iyaga; maxaa yeelay, annagu ninna dagaalkii naag ugama aannan reebin. Idinna ma aydnaan siin iyaga, haddii kalese haatan eed baad lahaan lahaydeen.

Xaakinnada 21

Xaakinnada 21:13-25