Kitaabka Quduuska Ah

Xaakinnada 21:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer binu Israa'iilna markaasay halkaas ka tageen. Oo nin waluba wuxuu tegey qabiilkiisii iyo xaaskiisii, oo halkaas intay ka tageen ayaa nin waluba wuxuu u kacay dalkiisii dhaxalka ahaa.

Xaakinnada 21

Xaakinnada 21:22-25