Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 6:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo aad Rabbiga Ilaahiinna ah ka cabsataan, oo aad wada xajisaan qaynuunnadiisa iyo amarradiisa aan idinku amrayo oo dhan. Waa inaad idinka iyo wiilashiinna iyo wiilashiinna wiilashooduba wada dhawrtaan intaad nooshihiin oo dhan in cimrigiinnu dheeraado.

Sharciga Kunoqoshadiisa 6

Sharciga Kunoqoshadiisa 6:1-4