Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 6:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba reer binu Israa'iilow, maqla oo yeela si aad u nabdoonaataan oo aad ugu badataan dal caano iyo malab la barwaaqaysan sidii Rabbiga ah Ilaaha awowayaashiin uu idiin ballanqaaday.

Sharciga Kunoqoshadiisa 6

Sharciga Kunoqoshadiisa 6:1-11