Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 6:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waxanu waa amarkii, iyo qaynuunnadii, iyo xukummadii uu Rabbiga Ilaahiinna ahu amray inaan idin baro, inaad ku dhex samaysaan dalka aad ugu gudbaysaan inaad hantidaan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 6

Sharciga Kunoqoshadiisa 6:1-11