Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kolkaasaa cadhadaydu ku kululaan doontaa iyaga, waanan ka tegi doonaa, oo wejigaygana waan ka qarin doonaa, oo iyaga waa la baabbi'in doonaa, oo waxaa ku soo degi doona masiibo iyo dhibaatooyin badan, oo waxay maalintaas odhan doonaan, Ilaaheenna aan ina dhex joogin aawadiis sow masiibadanu inooguma soo degin?

Sharciga Kunoqoshadiisa 31

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:12-22