Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo anna hubaal maalintaas wejigayga ayaan ka qarin doonaa sharka badan oo ay sameeyeen aawadiis, maxaa yeelay, iyagu waxay u jeesteen ilaahyo kale.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:9-19