Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu Muuse ku yidhi, Bal eeg, waad dhiman doontaa oo awowayaashaa la seexan doontaa, oo dadkanuna way kici doonaan oo sida naagi ninkeeda ka dhillowday ayay u raaci doonaan ilaahyada qalaad ee dalka, kuwaasoo ay dhex joogayaan, oo aniga way iga tegi doonaan oo axdigaygii aan iyaga la dhigtayna way jebin doonaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:15-19