Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo in carruurtooda aan hore u aqoonu ay maqlaan, oo ay bartaan inay Rabbiga Ilaahiinna ah ka cabsadaan, in alla intaad deggan tihiin dalka aad Webi Urdun uga gudbaysaan inaad hantidaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:8-14