Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu Muuse ku yidhi, Bal eeg, wakhtigii aad dhiman lahayd waa soo dhow yahay, haddaba Yashuuca u yeedh oo isdhex taaga teendhada shirka, aan isaga amar siiyee. Markaasaa Muuse iyo Yashuuca tageen oo teendhadii shirka isdhex taageen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:7-18