Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo soo wada shiriya dadka oo dhan, ragga, iyo dumarka, iyo dhallaanka, iyo qariibka irdihiinna ku jiraba, inay maqlaan, oo ay bartaan, oo ay Rabbiga Ilaahiinna ah ka cabsadaan, iyo inay xajiyaan oo wada yeelaan erayada sharcigan oo dhan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 31

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:7-14