Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markii reer binu Israa'iil oo dhammu ay u yimaadaan inay Rabbiga Ilaahiinna ah kaga hor muuqdaan meesha uu dooranayo, waa inaad sharcigan ku akhridaan reer binu Israa'iil oo dhan hortooda iyagoo maqlaya.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:10-14