Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyaga wax kama cunin anoo barooranaya, waxna kama qaadan anigoo nijaas ah, qof dhintayna wax ugama siin. Waan dhegaystay codkii Rabbiga Ilaahayga ah, oo waxaan sameeyey wixii aad igu amartay oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 26

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:10-19