Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, hoygaaga quduuska ah oo samada ah hoos ka soo fiiri oo barakee dadkaaga reer binu Israa'iil, iyo dhulkii aad na siisay oo aad ugu dhaaratay awowayaashayo oo ah dal caano iyo malab la barwaaqaysan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 26

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:10-19