Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiga Ilaahaaga ah hortiisa waxaad ka tidhaahdaa, Anigu gurigaygii waan ka soo bixiyey waxyaalihii quduuska ahaa, oo sidaad iigu amartay oo dhan ayaan u siiyey kan reer Laawi, iyo qariibka, iyo agoonta, iyo carmalka. Amarradaadii midna kuma xadgudbin, mana aanan illoobin iyagii.

Sharciga Kunoqoshadiisa 26

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:6-19