Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ninna waa inuusan rahaamad u qaadan dhagaxa hoose ama dhagaxa sare oo wax lagu shiido, waayo, taasu waxay la mid tahay isagoo rahaamad u qaatay waxa lagu noolyahay.

Sharciga Kunoqoshadiisa 24

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:1-16