Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii nin naag dhowaan guursado waa inuusan dagaalka gelin, hawl kalena waa inaan loo dirin, laakiinse intii sannad ah waa inuu gurigiisa ikhtiyaar ku joogaa oo waa inuu ka farxiyaa naagtii uu guursaday.

Sharciga Kunoqoshadiisa 24

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:3-11