Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii nin la helo isagoo mid ka mid ah walaalihiisa reer binu Israa'iil intuu xaday uu ugu macaamiloodo sidii addoon oo kale, amase uu isaga iibiyo, markaas tuuggaas waa in la dilaa, oo sidaas waa inaad sharka dhexdiinna uga saartaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 24

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:6-8