Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo teendhooyinkiinna ayaad ku dhex gunuunacdeen, oo waxaad tidhaahdeen, Rabbigu nacaybka uu inoo qabo aawadiis ayuu dalkii Masar inooga soo bixiyey inuu ina geliyo gacanta reer Amor oo ay ina baabbi'iyaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 1

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:25-35