Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal xaggee baynu u sii kacnaa? Waayo, walaalaheen ayaa qalbigeennii aad u cabsiiyey, oo waxay yidhaahdeen, Dadku waa inaga badan yahay, wayna inaga dhaadheer yihiin, oo magaalooyinkuna way waaweyn yihiin oo deyr samada ku tolan ayaa ku wareegsan, oo weliba waxaan kaloo halkaas ku soo aragnay reer Canaaq.

Sharciga Kunoqoshadiisa 1

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:21-36