Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waagaas ayaan xaakinnadiinna amray, oo waxaan ku idhi, Maqla dacwadaha walaalihiin dhex yaal, oo caddaalad ugu kala garsoora nin iyo walaalkiis iyo shisheeyaha isaga la jira.

Sharciga Kunoqoshadiisa 1

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:10-19