Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxaan soo kaxaystay madaxdii qabiilooyinkiinna oo ah rag xigmad leh oo caan ah, oo waxaan ka dhigay madax idiin talisa, oo ah kun u taliyayaal, iyo boqol-u-taliyayaal, iyo konton-u-taliyayaal, iyo toban u taliyayaal, iyo saraakiil, siday qabiilooyinkiinnu ahaayeen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 1

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:12-25