Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xagga garsooridda dadka ha u kala eexanina. Kii yar iyo kii weynba waa inaad isku si u maqashaan, oo ninna wejigiisa ha ka cabsanina, waayo, garsooridda Ilaah baa iska leh, oo dacwaddii idinku adagna ii keena, oo anna taas waan maqli doonaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 1

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:16-25