Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 9:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigiina waa lagu arki doonaa korkooda, oo fallaadhihiisuna waa u soo bixi doonaan sida hillaac. Oo Sayidka Rabbiga ahu buunkuu afuufi doonaa, oo wuxuu raaci doonaa dabaylo cirwareen ah ee koonfureed.

Sekaryaah 9

Sekaryaah 9:10-16