Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 9:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ciidammada ayaa daafici doona iyaga, oo way baabbi'in doonaan, oo waxay ku tuman doonaan dhagaxyada wadhafka, oo khamri bay cabbi doonaan oo waxay u qaylin doonaan sida iyagoo sakhraansan, oo waxay u buuxsami doonaan sida maddiibado, iyo sida rukummada meesha allabariga.

Sekaryaah 9

Sekaryaah 9:12-17