Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 9:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, dadka Yahuudah sida qaanso baan u xootay, oo reer Efrayim sida fallaadh oo kale ayaan qaansadii u gashaday. Siyoonay, wiilashaada waan kicin doonaa, Gariigow, iyagaan ku kicin doonaa wiilashaada, oo waxaan kaaga dhigi doonaa sida seef nin xoog badanu haysto.

Sekaryaah 9

Sekaryaah 9:9-17