Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 8:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Yeruusaalem jidadkeeda waxaa mar kale degganaan doona odayaal iyo habro, nin kasta isagoo gacanta ku haysta ushiisa cimrigiisa weynaaday daraaddiis.

Sekaryaah 8

Sekaryaah 8:1-9