Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 8:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Siyoon baan ku soo noqday, oo waxaan degganaan doonaa Yeruusaalem dhexdeeda, oo Yeruusaalem waxaa lagu odhan doonaa Magaaladii runta, oo buurta Rabbiga ciidammadana waxaa lagu odhan doonaa Buurta quduuska ah.

Sekaryaah 8

Sekaryaah 8:1-4