Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 11:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa yeedhaya codkii baroortii adhijirrada! Waayo, sharaftoodii waa la kharribay! Waxaa yeedhaya codkii cida aaran libaaxyada! Waayo, kibirkii Urdun waa la kharribay.

Sekaryaah 11

Sekaryaah 11:1-4