Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 11:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Geed beroosh ahow, ooya, waayo, geedkii kedarka ahaa waa dhacay, maxaa yeelay, kuwii qurqurxoonaa waa la kharribay. Kuwiinna geedaha alloonka ah oo Baashaan yahow, ooya, waayo, kayntii adkayd waa dhacday.

Sekaryaah 11

Sekaryaah 11:1-4