Kitaabka Quduuska Ah

Samuu'eel Kowaad 1:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa ninkeedii Elqaanaah ku yidhi, Wixii kula wanaagsan yeel; oo iska joog ilaa aad naaska ka gudhisid, laakiinse Rabbigu eraygiisa ha adkeeyo. Sidaas aawadeed naagtii way iska joogtay oo wiilkii bay nuujisay ilaa ay naaskii ka gudhisay.

Samuu'eel Kowaad 1

Samuu'eel Kowaad 1:19-26