Kitaabka Quduuska Ah

Samuu'eel Kowaad 1:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay isagii naaska ka gudhisay ayay qaadatay oo la tagtay isagii, iyo saddex dibi, iyo eefaah bur ah, iyo qarbed khamri ah, oo waxay isagii keentay gurigii Rabbiga ee Shiiloh ku yiil, oo wiilkuna wuu yaraa.

Samuu'eel Kowaad 1

Samuu'eel Kowaad 1:19-27