Kitaabka Quduuska Ah

Samuu'eel Kowaad 1:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Xannaah ma ay tegin, waayo, waxay ninkeedii ku tidhi, Anigu tegi maayo ilaa wiilka naaska laga gudhiyo, dabadeedna waan keeni doonaa inuu Rabbiga hortiisa ka muuqdo, oo uu halkaas joogo weligiisba.

Samuu'eel Kowaad 1

Samuu'eel Kowaad 1:18-28