Kitaabka Quduuska Ah

Samuu'eel Kowaad 1:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa ninkii Elqaanaah ahaa, iyo reerkiisii oo dhammuba waxay u tageen inay Rabbiga u bixiyaan allabarigii sannad walba joogtada u ahaa iyo nidarkiisii.

Samuu'eel Kowaad 1

Samuu'eel Kowaad 1:16-28