Kitaabka Quduuska Ah

Samuu'eel Kowaad 1:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii wakhtigii la gaadhay ayay Xannaah uuraysatay, oo ay wiil dhashay; oo magiciisiina waxay u bixisay Samuu'eel, oo waxay tidhi, Maxaa yeelay, isagaan Rabbiga weyddiistay.

Samuu'eel Kowaad 1

Samuu'eel Kowaad 1:19-28