Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 142:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qayladayda dhegayso, waayo, aad baa hoos laygu dejiyey, Kuwa i silciya iga samatabbixi, waayo, iyagu way iga xoog badan yihiin.

Sabuurradii 142

Sabuurradii 142:1-7