Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 142:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naftayda xabsiga ka soo bixi, si aan magacaaga ugu mahadnaqo, Kuwa xaqa ah ayaa igu hareeraysnaan doona, Waayo, wax badan oo wanaagsan baad ii samayn doontaa.

Sabuurradii 142

Sabuurradii 142:1-7