Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 142:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, adigaan kuu qayshaday, Oo waxaan idhi, Waxaad tahay magangalkayga, Iyo qaybta aan dalka kuwa nool ku leeyahay.

Sabuurradii 142

Sabuurradii 142:1-7