Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 4:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

(sida qoran, Quruumo badan baan aabbe kaaga dhigay) Ilaaha uu rumaystay hortiisa, kan nooleeya kuwii dhintay oo u yeedha waxyaalaha aan jirin sida iyagoo jira.

Rooma 4

Rooma 4:13-21