Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 4:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ibraahim rajuu wax ku rumaystay iyadoo aan rajo jirin inuu aabbe u noqdo quruumo badan, sida waxyaalihii lagula hadlay leeyihiin, Farcankaagu sidaasuu noqon doonaa.

Rooma 4

Rooma 4:12-25