Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 4:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Taas daraaddeed waa xagga rumaysadka inay noqoto xagga nimcada, in ballanku hubaal u ahaado farcanka oo dhan; ee uusan u ahayn kan sharciga leh oo keliya, laakiinse inuu u ahaado kan leh rumaysadkii Ibraahim, kan aabbaha inoo ah kulligeen,

Rooma 4

Rooma 4:10-24