Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 21:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay igu qaadday Ruuxa, oo waxay i geeysay buur weyn oo dheer, oo waxay i tustay magaalada Yeruusaalem oo quduuska ah oo samada ka soo degaysa xagga Ilaah,

Muujintii 21

Muujintii 21:6-11