Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 21:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa yimid mid ka mid ah toddobadii malaa'igood oo haystay toddobadii fijaan oo ay ka buuxeen toddobadii belaayo ee ugu dambeeyey; oo iyana way ila hadashay, oo waxay igu tidhi, Bal kaalay halkan oo waxaan ku tusayaa aroosadda oo ah Wanka afadiisa.

Muujintii 21

Muujintii 21:7-18