Kitaabka Quduuska Ah

Markos 8:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Indho baad leedihiin, miyaydnaan waxba arkaynin? Dhegona waad leedihiin, miyaydnaan waxba maqlaynin oo aydnaan xusuusnayn?

Markos 8

Markos 8:14-19