Kitaabka Quduuska Ah

Markos 8:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise oo gartay ayaa ku yidhi, Maxaad isu la hadlaysaan? Ma kibistii aydnaan haysan aawadeed ba? Miyaydnaan weli arkin oo aydnaan garanaynin? Qalbigiinnu weli ma engegan yahay?

Markos 8

Markos 8:12-27