Kitaabka Quduuska Ah

Markos 8:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortii aan shantii kibsood shantii kun u kala jejebiyey, immisa dambiilood oo jajab ka buuxa ayaad soo ururiseen? Waxay ku yidhaahdeen, Laba iyo toban.

Markos 8

Markos 8:14-27