Kitaabka Quduuska Ah

Markos 6:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortii maalin wanaagsan timid, markii la xusuustay dhalashadii Herodos, ayuu diyaafad ugu yeedhay raggiisii waaweynaa iyo saraakiishiisii iyo cuqaashii Galili.

Markos 6

Markos 6:17-23