Kitaabka Quduuska Ah

Markos 6:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa gabadhii Herodiya qudheedu soo gashay oo cayaartay, oo waxay ka farxisay Herodos iyo kuwii la fadhiyey, kolkaasaa boqorkii baa wuxuu gabadhii ku yidhi, Wax alla wixii aad doonaysidba i weyddiiso, waanan ku siinayaa.

Markos 6

Markos 6:17-24