Kitaabka Quduuska Ah

Markos 6:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waayo, Herodos baa Yooxanaa ka baqay. Wuxuu ogaa inuu yahay nin qumman oo quduus ah, wuuna ilaaliyey. Oo goortuu maqlay waa wareeray, farxadna wuu ku maqlay.

Markos 6

Markos 6:16-30